Show/Hide image Print

Qoysas beeraley ah oo ka faa'ideysanaya roobka oo bilaabay abuurka dalagyo kala duwan

Radio Ergo 19 May, 2017 BAY

 

Boqolaal qoys oo beeraleey ah ayaa dib u bilaabay abuurka dalagyo kala duwan kuwaasoo bilo barakac ku ahaa magaalada Baydhabo kadib marki abaartu saameysay.