Show/Hide image Print

QIIMAHA XOOLAHA NOOL EE SUUQYADA SOOMAALIYA

Radio Ergo 18 May, 2017 BARI IYO NUGAAL

 

Qiimaha xoolaha ee maanta waxaan ku eegaynaa sayladaha Baargaal oo gobolka Bari ah iyo Garoowe oo Nugaal ah, waxaana soo diray Cabdiraxmaan Maxamed Xaaji. Waxa soo jeedinaya Cabdixamiid Cabdicasiis.