Show/Hide image Print

Carruur shuban ugu geeriyootay Ceeldheer

Radio Ergo 17 May, 2017 GALGADUUD

 

Ilaa 6 carruur ah ayaa la xaqiijiyay in ay shuban ugu geeriyoodeen deegaanno hoos yimaada degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud. wariyaheena Maxamed Xasan ayaa khadka teleefanka kula xiriiray Macallin Aadan Nuur oo isbitaalka Ceeldheer kula jira qof uu cudurku ku dhacay, halkaan hoose ka dhageyso wareysiga oo dhameystiran