Show/Hide image Print

Sanaag: daad xoolo qaaday

Radio Ergo 17 May, 2017 SANAAG

 

Ilaa 500 o ari ah ayuu qaaday daad ka dhashay roob mahiigaan ah oo ka da'ay dhulka miyiga ah ee ku xeeray degmada Ceel Af-weyn ee gobolka Sanaag, dadka deegaan ayaa Raadiyaha Ergo uga warramay: