Show/Hide image Print

Gaalkacyo: Carruur barakacayaal ah oo uu soo ritay cudurka jadeecada

Radio Ergo 15 May, 2017 MUDUG

 

30 carruur ah ayaa la seexiyay isbitaalka magaalada Gaalkacyo labadii todobaad ee la soo dhaafay kadib markii uu soo ritay cudurka jadeecada oo ka dillaacay xeryahay barakacayaasha magaalada. hoos ka dhageyso warbixin arrinkaan ku saabsan oo uu wariyaheena Gaalkacyo inoo soo diray: