Show/Hide image Print

Barnaamijka codka dhegeystaha

Radio Ergo 13 May, 2017 NAIROBI

 

Waa barnaamijka codka dhegeystaha oo todobaadkasta aad Sabtida maqashaan, dhegeystayaasha ayaana fikirkooda kaga soo dhiibta barnaamijyada raadiyaha Ergo. Waxaana isku soo duba rida Cabdulaahi Maxamed Aamiin.