Show/Hide image Print

Muqdisho: Haweenka ku sugan xeryaha barakacayaasha oo aan helin adeeg caafimaaf

Radio Ergo 12 May, 2017 MUQDISHO

 

Halkan ka dhegeyso warbixin ku saabsan haweenka ku umula xeryaha barakacayaasha ee magaalada Muqdisho oo aan helin adeeg caafimaad, hoy iyo cunta. Halkan ka dhegeyso warbixinta oo ay soo dirtay Xamdi Xasan Yuusuf.