Show/Hide image Print

Wareysi ku saabsan howlaha xarunta isku duwidda howlaha bani'aadamnimo ee Soomaaliya

Radio Ergo 03 May, 2017 MUQDISHO

 

(ERGO) - Waxaa 19-kii bishii la soo dhaafay ee Abriil laga furay magaalada Muqdisho xarunta qaran ee isku duwidda howlaha bani’aadamnimo. Xaruntan waxay hoos tagaysaa wasaaradda gargaarka iyo maareynta musiibooyinka ee Soomaaliya.

Haddaba howlaha ay xaruntu qaban doonto waxaan ka wareysannay Maxamuud Xasan Cilmi oo ah agaasimaha guud ee wasaaradda gargaarka iyo maareynta musiibooyinka ee xukuumadda Soomaaliya.

Halkan hoose ka dhegeyso wareysiga oo ay telefoonka ku qaadday Waris Maxamed Ibraahim oo joogta Muqdisho.