Show/Hide image Print

Warbixin ku saabsan roob ka da'ay Togdheer

Radio Ergo 02 May, 2017 TOGDHEER

 

Roob biyo dhigay ayaa ka a'y tuulooyin hoos taga degmada Burco ee gobolka Togdheer. Gobolka ayaa ka mid ahaa meelaha ay sida aadka ay u saameysay abaarta. Sidiiq Yuusuf ayaa warbixin uu ku faahfaahinayo warbixintan ka soo diray magaalada Burco.