Show/Hide image Print

Wareysi ku saabsan caawinta xoolo dhatada iyo khatarta roobka

Radio Ergo 02 May, 2017 GAROOWE

 

Ayadoo inta badan dalka uu ka da’ay roobka guga ayaa hay’adda maareynta masiibooyinka Puntland ayaa ku talinaysa in gargaarka raashinka iyo daawada ah la sii wado oo aan laga joojin dadka abaartu saameesey.  Madaxa haydda  Cabdullaahi Cabdiraxmaan Cayrow ayaa sido kale xoolo dhaqatada u diray farriin ah in xoolaha inta u hartay ay u sameeyaan gabbaad. Halkan hoose ka dhegeyso wareysiga Weriye Cabdiraxmaan Maxamed Xaaji uu la yeeshay Ceyrow.