Show/Hide image Print

Baardheere: Beeraley dib u billaabay tacabka beeraha fatahaaddi kadib

Radio Ergo 26 January, 2016 GEDO

 

Dadka tacbada beeraha waraabka ee degmada Baardheere ayaa bishaan Jannaayo abuurtay dalagyo kala duwan. Waxay ka soo kabanayaan waxyeelladii ka soo gaartay roobkii dabeysha watay El-nino iyo fatahaaddi webiga Jubba ee mara gobolka Gedo.

Ilaa sagaal kun oo hiktar ayaa lagu beeray khudaar iyo galley, waxaana la filayaa inay soo go’aan bisha Maarso ee sanadkan. Ka dhegeyso qaybta hoose warbixin uu Gedo ka soo diray Axmed Cumar Saalixi.