BBC Somali oo tifaftiraha Raadiyo Ergo ka wareysatay Barnaamijka cusub ee OGAAL

  • +1
  • Daabaco
  • Email ku dir
Ergo/Logo Photo | Ergo/Logo

Radio Ergo 02 October, 2017 NAIROBI

 

Ogaal waa barnaamij cusub oo diirada lagu saarayo arrimaha gargaarka bini-aadminimada, gaar ahaan saamaynta abaaraha.   

Barnaamijka waxaa wada iska kaashanaya Radio Ergo, BBC Somali iyo BBC Media Action. Halkan ka dhegeyso wareysi ay BBC Somali barnaamijkaas kala yeelatay tifaftiraha Ergo Muxyadiin Axmed Rooble

Leave comment