Maryan Mursal oo ka sheekeynaysa qisada ka dambeysa mid kamid ah heesaheeda

  • +1
  • Daabaco
  • Email ku dir
Sawir/Keydka Ergo Photo | Sawir/Keydka Ergo

Radio Ergo 17 September, 2017 GAROWE

 

Maryan Mursal Ciise, waa fannaanad caan ah oo Soomaaliyeed, dhowaan ayay booqatay magaalada Garoowe. Weriyaha Ergo ee halkaas inoo joogo Cabdiraxmaan Maxamed Xaaji ayaa la kulmay fanaanadda, wuxuuna ka wareystay qisada ay ku timid mid kamid ah heesaheeda.

Leave comment