Biyo la'aan ka jirta degaanno ka tirsan Garbahaarey

  • +1
  • Daabaco
  • Email ku dir
Sawir/Saalixi/Ergo Photo | Sawir/Saalixi/Ergo

Radio Ergo 26 August, 2017 GEDO

 

Tuulooyinka Daabley, Meykaa, reebay, Bur caro, Caano maal, Buraa, Bursagaar, Qadiidaa iyo Reysqode ayaa harraadka ugu daran laga soo sheegayaa. Dadka reer guuraaga ah ee tuulooyinkaas ku noolna waxay hadda ku nool yihiin biyo laga soo dhaamiyo dhul ka fog 60km oo iib ah,,biyaha laga cabo deeganadaasi waxaa laga keenaa Ceelasha Biyaha ee ku yaala Garbahaarey oo deeganadasi qaarkood ay u jirto ilaa 40 ilaa 50, dadka ku nool deeganadaasi ayaa horey waxay ka cabi jireen  togag biyaha ay maraan, waro biyoodyo iyo ceelal gacmeedyo oo gura xilliyada jiilaalka.

Warbixintaan waxaa noo soo diray weriyaheenna Axmed Cumar Saalixi

 

Leave comment