Ardayda ka qalin jebisa jaamacadaha Puntland oo shaqo la'aan ah

  • +1
  • Daabaco
  • Email ku dir
Qaar ka mid ah ardayda jaamacadaha Puntland/Sawir/Cabdiraxmaan/Ergo Photo | Qaar ka mid ah ardayda jaamacadaha Puntland/Sawir/Cabdiraxmaan/Ergo

Radio Ergo 24 August, 2017 PUNTLAND

 

Wasaaradda waxbarashada Puntland ayaa sheegtay in 60% ardayda jaamacadaha ka baxda aysan shaqo helin. Arrintaan ayey u aaneeyeen aqoonta ardaydu barato oo inta badan aan xiriir la lahayn baahiyaha gudaha ka jira. Dr. Maxamed Cali Faarax oo ah wasiir ku xigeenka waxbarashada iyo tacliinta sare ayaa Ergo u sheegay in aan jaamacadaha lagu baran aqoonta la xiriira xoolaha, kallumaysiga iyo beeraha. 
Warbixintaan soo socda waxaa Garoowe ka soo diray Cabdiraxmaan Maxamed Xaaji

 

Leave comment