Beeralay colaado uga qaxday Buulo-burde oo dib u bilaabay tacabka

  • +1
  • Daabaco
  • Email ku dir
Sawir/kaydka/Ergo Photo | Sawir/kaydka/Ergo

Radio Ergo 21 August, 2017 HIIRAAN

 

Go’dooon iyo collaado ka jiray afar sano ayaa keentay inay beeralay badan oo ku nool tuulooyin ku teedsan Degamada Buulo-burde ee gobolka Hiiraan ah ay dantu ku khasabtay inay ka barakacaan dhul beeroodkoodii ayaa hada bilaabay iney dib ugu soo laabtaan.

Tuulooyinka Xagar, Buula-banaan, Daba-dheere iyo Galmadoobe oo qiyaas ahaan 13km ka xiga dhinaca bari degmada.

Siduu sheegayo Faarax Maxamed Cilmi oo ka mid ah dadkaas soo noqday, kuna sugan tuulada Daba-dheere, kana mid ah odayaasheeda, wuxuu sheegay in ilaa bishaanba dadku kusoo noqonayeen, ilaa dhulbeereed 500 ku dhow oo webiga hareerihiisa ku teedsan.

Warbixintaan oo uu soo diray weriyaha Ergo ee Hiiraan Jamaal Cali yare halkaan hoose ka dhegeyso.

Leave comment