Warbixin ku saabsan xaaladda arrimaha bani'aadanimo ee Soomaaliya

  • +1
  • Daabaco
  • Email ku dir
Sawir/kaydka/Ergo Photo | Sawir/kaydka/Ergo

Radio Ergo 19 August, 2017 MUQDISHO

 

Maanta oo bisha Agoosto tahay 19, waa maalinta caalamiga ah ee arrimaha bani'aadanimada, iyadoo Soomaaliya ay wakhtigan ku jirto xalado abaareed iyo amaan oo nugleeyey nolosha dadka. Haddaba warbixintaan soo socota weriyaheenna magaalada Muqdisho Munasar Maxamed Cabdi ayaa ku eegaya sida xaaladda wadanku tahay, iyadoo ay ka hadlayo xiriiriyaha arrimaha bani'aadanimada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Peter de Clercq.

Halkaan hoose ka dhegeyso. 

Leave comment