Carruurta qoysaska soo barakacay ee degaanka Adhicadeeye oo helay fursad wax barasho

  • +1
  • Daabaco
  • Email ku dir
Qaar ka mid ah carruurta wax ku barata geedka hoostiisa/Sawir/Faarax/Ergo Photo | Qaar ka mid ah carruurta wax ku barata geedka hoostiisa/Sawir/Faarax/Ergo

Radio Ergo 17 August, 2017 SOOL

 

Dhallinyaro is xil qaantayayaa fursado wax barasho u sameeyey boqolaal carruur ka tirsan qoysaska abaaruhu cayrteeyeen ee ku sugan degaanka Adhicadeeye oo ka tirsan gobolka Sool. Goobtay wax ku baraan waa geed  hoostiis, waxayse fursad u tahay carruurtaan oo markoodii ugu horaysay qaatay qalin iyo buug.
Wariyaheenna gobolka Sool Faarax Dubad ayaana warbixintaan inoo soo diray. 

Leave comment