Qoysas ka faa'iidaystay kor u qaadista nacfiga xoolaha

  • +1
  • Daabaco
  • Email ku dir
Sawir/kaydka/Ergo Photo | Sawir/kaydka/Ergo

Radio Ergo 14 August, 2017 WAQOOYIGALBEED

 

Abaaraha ku soo noq noqday wadanka ayaa  keenay in calafka xooluhu yaraado, taas oo keentay in nacfigii laga helayay uu gabaabsi noqdo. Hay'adda ICIPE ayaa galbeedka Hargaysa sanadkan bilowgiisii ka bilawday mashruuc kor loogu qaadayo tayada faa'iidada xoolaha iyo haqab beelka cuntada. Mashruucan waxaa ka faa'iidaystay 2000 oo qof.

Leave comment