700 boqol oo qoys oo abaaraha ku soo cayrtoobay oo tegey Ceelberde

  • +1
  • Daabaco
  • Email ku dir
Qaar ka mid ah qoysaska soo xerooday/Sawir/Muxiyadiin/Ergo Photo | Qaar ka mid ah qoysaska soo xerooday/Sawir/Muxiyadiin/Ergo

Radio Ergo 14 August, 2017 BAKOOL

 

Gudoomiyaha degmada Ceel-berde ee gobolka Bakool Cabdirisaaq Cumar Caweer ayaa sheegay in labadii todobaad ee la soo dhaafay ay gaareen degmadaas 700 oo qoys oo abaaraha gobolka weli ka jira soo cayrteeyeen. Dadkaan ayaa ku biiray boqolaal qoys oo horay ugu sugnaa degaanka.

Weriyaheena Muxiyadiin Xusni ayaana warbixintaan inoo soo diray.  

Leave comment