Dhegeyso Barnaamijka Dareen

  • +1
  • Daabaco
  • Email ku dir


Radio Ergo 26 July, 2017 SOMALIA

 

Barnaamijka Dareen oo hadla arrimaha bulshada waa toddobaadle ay iska kaashadaan idaacadaha Ergo iyo Daljir.

Qodobbada aan ku soo qaadaneyno waxaa ka mid ah:

  • Dadka deegaanka Gobsho ee gobolka Mudug oo helay ceel-biyood wax ka taray biyo-la'aan daran oo haysatay.
  • Wasaaradda Gargaarka ee Soomaaliya oo soo bandhigtay qorshe lixda bil ee soo socota lagu caawinayo dadka ay abaaruhu barakaciyeen.
  • Wareysi ku saabsan biyo-yari haysata dad ku sugan deegaanno hoostaga Buuhoodle.
  • Warka toddobaadka, farriinta barnaamijka Dareen iyo aragtida dhegeysteyaasha ayaa sidoo kale qeyb ka ah.

Halkan hoose ka dhegeyso barnaamijka oo uu soo jeedinayo Khadar Cawl Ismaaciil.

Leave comment