Nafaqa dari ka jirta tuulooyinka Baydhabo ku hareeraysan

  • +1
  • Daabaco
  • Email ku dir
Ilmo ay nafaqo-darro hayso oo ku jira isbitaalka Baydhabo/Muxyadiin Xusni/Ergo Photo | Ilmo ay nafaqo-darro hayso oo ku jira isbitaalka Baydhabo/Muxyadiin Xusni/Ergo

Radio Ergo 25 May, 2017 BAY

 

Isbitaalka degmada Baydhabo ayaa sheegaya in maalintii la keeno 20 carruur ah ka badan oo ay haysato nafaqa darro, carruurtaan ayaa laga kala keenayaa tuulooyinka, miyiga iyo xeryaha dadka baracay ee Baydhabo. Abaarihii ayaan dadka degaanadaas ka dhigay kuwo fara maran, markii afar fasal oo is xiga aysan beerihii u soo go'in, halka xoolaha waxa u harayna aysan nacfi lahayn.
Weriyaheena Muxiyadiin Xusin ayaana warbixintaan inooga soo diray Baydhabo. 

Leave comment