Galkacyo: Diidmada shilinka oo saameyn ku yeelatay danyarta

  • +1
  • Daabaco
  • Email ku dir
Kaydka Sawirrada/Ergo Photo | Kaydka Sawirrada/Ergo

Radio Ergo 14 July, 2017 GAALKACAYO

 

Dadka danyarta ah ee ku nool magaalada Gaalkacyo waxaa saamayn ku yeeshay lacagta shilinka ah kadib marki ganacsatu ay diideen inay qaataan. Ganacsatada ayaa sheegay inay ka cabsi qabaan inay ku khasaraan. Halkan ka dhegeyso warbixin ku saabsan arrintaas oo uu soo diray weriye Jibriil Cismaan Cilmi.

Leave comment