Muqdisho: Barakacayaal dib ugu noqonaya deeganadii abaartu ka soo hayaamisay

  • +1
  • Daabaco
  • Email ku dir
Sawir/kaydka/Ergo Photo | Sawir/kaydka/Ergo

Radio Ergo 13 July, 2017 MUQDISHO

 

Dadka abaaraha ku soo cayrtoobay ee ku jira xeryo ku yalaala magaaladda Muqdisho ayaa bilaabay inay dib ugu hayaamaan deganaddii ay ka soo barakacaeen. Dadkan ayaa sheegaya in nolosha xeryaha oo adag ay ku khasbayso guuritaankooda.

Xeryaha Daryeel iyo Iskaashi oo ah labada xero ee ugu badan ee ay ku biireen badi qoysaska  abaartu soo cayrtaysay ee lixdii bilood ee la soo dhaafay imanayey Muqdisho. Xeryahaan oo ku yaal degmooyinka Dayniile iyo Kaxda.

Labadaan xero ilaa 1000 qoys ayaana ka noqday todobaadyadii la soo dhaafay, siday sheegayaan masuuliyiinta xeryahaani. Waxaana warbixintaan inoo soo diray weriyahe Ergo ee Muqdisho Munasar Maxamed Cabdi. 

Leave comment