Internet la'aanta Muqdisho oo curyaamisay howlaha shirkadaha duullimaadyada

  • +1
  • Daabaco
  • Email ku dir
Keydka sawirada/Ergo Photo | Keydka sawirada/Ergo

Radio Ergo 12 July, 2017 MOGADISHU

 

Muddo saddex toddobaad ah oo uu go’an yahay khadka internet-ka ee Muqdisho ayaa la dareemayaa inuu curyaamiyay howlaha shirkadaha waaweyn iyo shaqooyinka ku xirnaa adeegga internet-ka.

Shirkadda duulimaadyada ee Freedom Airlines ayaa ka mid ah shirkadaha ay saameysay internet la’aanta. Agaasimaha shirkaddaas ee magaalada Muqdisho Haashim Cali Aaadan, ayaa ka wareystay saameynta internet-ka ee shirkaddooda.

Leave comment