Gudiga gurmadka abaaraha Puntland oo sheegay in dadka cayrtoobay aysan gargaar ku tiirsanaan karin weligood

  • +1
  • Daabaco
  • Email ku dir
Sawir/kaydka/Ergo Photo | Sawir/kaydka/Ergo

Radio Ergo 10 July, 2017 PUNTLAND

 

Sheekh Fu'aad Maxamuud Xaaji Nuur oo ka mid ah guddiga taakulaynta abaaraha Puntland ayaa sheegay in qoysas ka badan 70 kun ay ku cayrtoobeen abaarihii deganadaas ka dhacay, aysana weligood ku tiirsanaan karin gurmad la siiyo, loona bahan yahay in dib loogu aasaaso noloshoodii xoolaha iyo beeraha ku tiirsanayd.
Waraysiga Sheekh Fu'aad oo ka hadlaya sidoo kale qoysas ay dib ugu celiyeen meelo ay ka soo hayaameen, waxa waraysi la yeeshay weriyaheena Garoowe Cabdiraxmaan Maxamed Xaaji, halkaan hoose ka dhegeyso. 

Leave comment