Hawl wadeenada caafimaadka Boorame oo sheegaya in dhulka miyiga ah nafaqa daro ka jirto

  • +1
  • Daabaco
  • Email ku dir
Sawir/kaydka/Ergo Photo | Sawir/kaydka/Ergo

Radio Ergo 06 July, 2017 AWDAL

 

intii u dhaxaysay bilihii April ilaa Julay ee sanadkaan ayaa hawl wadeenada caafimaadka gobolka Awdal waxay wadeen barnaamijyo caafimaad oo ay ku gaarayaan dhulka miyiga ah oo la sheegayo inay ka jirto nafaqa daro. Isu duwaha wasaaradda caafimaadka ee gobolkaas Dr. Mustafe Muumin Muuse ayaa Ergo u sheegay in labadaas bilood ay ku baareen carruur gaaraysa 38900. 837 ka mid ah carruurtaas ay ka heleen nafaqadarada heerkeedu xun yahay.

Warbixin arintaan ku saabsan waxaa inoo soo diray weriyaha Ergo ee Boorame Cabdalla Cali Yuusuf. 

 

Leave comment