Qiimaha xoolaha ee seyladda Saakoow

  • +1
  • Daabaco
  • Email ku dir
Keydka sawirada/Cabdalle Cali Yuusuf/Ergo Photo | Keydka sawirada/Cabdalle Cali Yuusuf/Ergo

Radio Ergo 05 July, 2017 JUBBADA DHEXE

 

Iibka xoolaha ayay dad badan oo Soomaaliyeed noloshooda ku tiirsan tahay. Xubinta qiimaha xoolaha oo maalin kasta aan ku soo qaadanno qaar ka tirsan magaalooyinka dalka ayaan maanta ku eegeynaa seyladda degmada Saakow ee gobolka Jubbada dhexe.

Weriyaha Ergo ee gobolka Gedo Axmed Cumar Saalixi ayaa noo soo diray. Halkan hoose ka dhegeyso xubinta oo uu soo jeedinayo Maxamed Xasan.

Leave comment