Haween ka soo jeeda qoysas abaaraha ka soo barakacay oo ku sugan xeryaha qaxootiga ayaa bilaabay shaqooyin yar yar

  • +1
  • Daabaco
  • Email ku dir
Madiina_oo dhar dhaqaysa_Dhadhaab_ Axmed Yagol Photo | Madiina_oo dhar dhaqaysa_Dhadhaab_ Axmed Yagol

Radio Ergo 04 July, 2017 DHADHAAB

 

Xeryaha qaxootiga Dhadhaab waxaa ku sugan qoys ka soo barakacay abaarti  kululeyd ee ka jirtay Soomaaliya. Qoysaskan oo isgu jira xoolo dhaqato iyo beeraleey ayaa miciin bidayet inay caawimaad ka heli doonaan hay'adaha gacanta ku haya arrimaha qaxootiga basle taasi way suuroobi waydey, taasi waxay keentay inay shaqooyin yar ka bilaabaan xeryaha. Axamed Yagol ayaa soo diray warbixn uu arrintaas ku faahfaahinayo.

Leave comment