Ganacsatada degaanka Awrboogeys oo sheegaya in abaaruhu fara mariyeen

  • +1
  • Daabaco
  • Email ku dir
Sawir/Kaydka/Ergo Photo | Sawir/Kaydka/Ergo

Radio Ergo 03 July, 2017 SOOL

 

Deegaanka Awr-goobeys oo ka tirsan gobolka Sool ayaa ganacsateedu sheegayaan inay noqdeen kuqo fara maran. degaankaan oo Laascaanod dhinaca bari ka xiga 145km ayaa muddo saddex sano oo is xigta abaar ahaa. Tani waxay keentay in xoolaha oo dadka noloshoodu ku tiirsanayd ay dhaafaan. Ganacsada ayaa sheegaya in qaybna dayn uga baxday. Ganacsatada ayaa sheegaya inay hadda fara maran yihiin, ayna noloshoodu ku tiirsan tahay gargaar dibadda looga soo diro.

Weriyaheenna Faarax Dubad ayaana warbixintaan inoo haya.

Leave comment