Ceerigaabo: 30 qof oo uu soo ritay shuban

  • +1
  • Daabaco
  • Email ku dir
Kaydka Sawirrada/Ergo Photo | Kaydka Sawirrada/Ergo

Radio Ergo 13 June, 2017 CEERIGAABO

 

Cudurka shubanka oo ka dilaacay tuulada Mindhicrro oo in ka badan 100 km dhanka bari kaga beegan magaalada Ceerigaabo ayaa waxaa la jiifa 30 ruux oo u badan carruur. Deegaanku maleh xarun caafimaad. halkan ka dhegeyso warbixin ku saabsan xaaladda shubanka.

Leave comment