Burco: Lambar gaaban oo taleefon oo loo sameeyey dadka si ay u wacaan marka shubanku ku dhaco

  • +1
  • Daabaco
  • Email ku dir
Gawaadhiga gurmadka degdegga ah ee ka jawaabaya telefonada/Sawir/Sidiiq/Ergo Photo | Gawaadhiga gurmadka degdegga ah ee ka jawaabaya telefonada/Sawir/Sidiiq/Ergo

Radio Ergo 08 June, 2017 BURCO

 

Magaaladda Burco ee xarunta gobolka Togdheer ayaa dhibaatada ugu daran ee todobaadyadaan ka taagani waxay ahayd cudurka shubanka, iyadoo labadii bilood ee ugu danbaysay dad ka badan 3500 oo qof uu soo ritay cudurku.

Haddab shirkadda isgaarsiinta ee telesom ayaa furtay telefon lacag la’aan ah oo gaaban oo lambarkiisu yahay 76444 oo dadka cudurka ku dhacaa soo wici karaan si gurmad loo gaarsiiyo. Arrintaan ayaa intii la bilaabay takhaatiirtu sheegayaan inuu hoos u dhacay faafitaankii cudurku, weriyaheenna Sidiiq Yuusuf Khalaf ayaana warbixintaa inoo soo diray

Leave comment