Qiimaha xoolaha oo kor u kacay sayladda Buuhoodle xilli roobaadka

  • +1
  • Daabaco
  • Email ku dir
Sayladda_Buuhoodle_Sawir_Khadar/Ergo Photo | Sayladda_Buuhoodle_Sawir_Khadar/Ergo

Radio Ergo 20 May, 2017 TOGDHEER

 

Xoolo dhaqatada ayaan iib keenayn xoolaha yar ee u haray, tanoo saamayn ku yeelatay qiimaha xooalaha la keenayo sayladda Buuhoodle. Warbixin arrintaan ku saabsan waxaa noo soo diray weriyaheena Khadar Cawl. 

Leave comment