Carruur cudurka jadeecada ugu dhimatay Beledweyne

  • +1
  • Daabaco
  • Email ku dir
Sawir/kaydka/Ergo Photo | Sawir/kaydka/Ergo

Radio Ergo 20 May, 2017 HIIRAAN

 

Isbitaalka Beledweyne ayaa sheegtay in 2 carruur ahi todobaadkaan cudurka jadeecada ugu dhimatay gudaha isbitaalka, halka 62 carruur ah oo kalena ay jiifiyeen labadaan todobaad ee la soo dhaafay. Takhaatiirta ayaa u aanaynaya dad fara badan oo ku soo hayaamay gudaha magaalada, weriyaheenna Jamaal Cali Yare ayaana warbixintaan inoo soo diray. 

Leave comment