Olole talaalka cudurka jadeecada oo ka socda xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab

  • +1
  • Daabaco
  • Email ku dir
Qaar ka mid ah carruurta la talaalayo/Sawir/Yogol/Ergo Photo | Qaar ka mid ah carruurta la talaalayo/Sawir/Yogol/Ergo

Radio Ergo 18 May, 2017 DHADHAAB

 

Hay'addaha adeegga caafimaadka xeryaha qaxootiga ka shaqeeya ayaa sheegay in ay arkeen kiisas cudurka jadeecadda ah oo haya carruur ka tirsan kuwa qaxootiga. Waxayna maalintii shalay ahayd bilaabeen olole talaal ah, oo socon doona saddex maalmood ayna ku gaarayaan 100 kun oo carruur ah oo ku nool xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab.
Warbixintaan waxaa inoo soo diray weriyaheenna Axmed Nuur Yogol

Leave comment