Muqdisho: Sagaal qof oo gaajo u dhimatay

  • +1
  • Daabaco
  • Email ku dir
Kaydka Sawirrada/Ergo Photo | Kaydka Sawirrada/Ergo

Radio Ergo 16 May, 2017 SOOMAALIYA

 

Sagaal oo qof oo ay carruur ku jirto ayaa la sheegay in toddobaadki hore u dhinteen gaajo xero ku taallada degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho. Waxaa la sheegayaa in raashin bilsil oo maamulka degmad auu siin jiray oo hakad galay taasi oo sababtay dhimashada dadkan. Dadka dhintay waxay ka mid yihiin dadka ka soo barakacay abaaraha. Halkan ka dhegeyso warbixinta oo uu soo diray Munasar Maxmaed Cabdi. 

Leave comment