Barakacayaasha Beydhabo oo Jaayga ka shaqeeysta

  • +1
  • Daabaco
  • Email ku dir
Xabiibo Ibrahim oo ilmo jadeeco kaga dhacday haysata/Sawir/Muxiyadiin/Ergo Photo | Xabiibo Ibrahim oo ilmo jadeeco kaga dhacday haysata/Sawir/Muxiyadiin/Ergo

Radio Ergo 15 May, 2017 BAY

 

Dadka ku ceyrtoobay abaaraha ee ku soo barakay magaalada Beydhabo ayaa billaabay in ay qabtaan shaqooyin ad adag sida qodista jaayga oo ay haweenka iyo carruurta si wada jir ah uga shaqeeyaan.

Muxudiin xusni ayaa booqday goobaha jaayga laga qodo ee Beydhabo warbixintaan ayuuna ka diyaariyay:

Leave comment