Beledweyne: Qoysaska soo cayrtoobay oo qaarkood ka xoogsada magaalada

  • +1
  • Daabaco
  • Email ku dir
Fartuun oo ka mid ah qoysaska abaarta ku soo cayrtaysay Beledweyne/Sawir/Jamaal/Ergo Photo | Fartuun oo ka mid ah qoysaska abaarta ku soo cayrtaysay Beledweyne/Sawir/Jamaal/Ergo

Radio Ergo 13 May, 2017 HIIRAAN

 

Dadka abaaruhu caryteeyeen ee yimid magaalada Beledweyne ayaa bilaabay habab ganacsiyo yar yar iyo muruq maal ah oo ay noloshooda ku dabaraan. Inkastoo dadka soo cayrtoobay ee yimid magalada ay ku biireen xeryaha dadka soo barakacay, haddana waxaa jira dad iyagu isku dayey inay la qabsadaan magalada oo degey guryo kiro ah, iskana bixiya wixii kharash iyo nolol ah ee ay magalada uga bahan yihiin. Weriyaheena Beledweyne Jamaal Cali Yare ayaana warbixintaan inoo soo diray. 

Leave comment