Cudurka shubanka oo ka soo cusboonaaday Baydhabo

  • +1
  • Daabaco
  • Email ku dir
Ilm shubmaya oo kujira isbitaalka Baydhabo/Sawir/Muxiyadin/Ergo Photo | Ilm shubmaya oo kujira isbitaalka Baydhabo/Sawir/Muxiyadin/Ergo

Radio Ergo 13 May, 2017 BAIDAO

 

Tobankii maalmood ee la soo dhaafay 200 oo bukaan ah oo hor leh ayaa lagu soo waramayaa in cudurka shubanku soo ritay. Takhaatiirta ayaa u aanaynaya xili roobaadka lagu jiro oo keenay saxa xumo. Dadka ku sugan xeryaha barakaca ayaana ah meelaha dadka ugu badan uu cudurku ku soo ridanayo. Weriyaheenna Baydhabo Muxiyadiin Xusin ayaana warbixintaan inoo soo diray. 

Leave comment