Sool: Kumanaan qoys oo ku tiirsanaa gargaar ayaa hadda wajahaya cunto yaraan

  • +1
  • Daabaco
  • Email ku dir
Kaydka Sawirrada/Ergo Photo | Kaydka Sawirrada/Ergo

Radio Ergo 12 May, 2017 SOOL

 

Inkastoo roobku uu ka da'ay deegaanno kala duwan oo dalka ah, waxaa jiray dad xoolihi ay ka dhamaadeen oo dhawr bilood ku tiirsanaa gargaarka ay ka helaan dadka kale, laakiin hadda waxaa cunto la'aan haysataa kumanaan xoolo dhaqto ah aan waxba u harin oo hadana gargaarki ka go'ay. Faarax Dubbad ayaa soo diray.

Leave comment