Dadka barakacay ee Kismaayo oo helay adeeg caafimaad oo bilaash ah

  • +1
  • Daabaco
  • Email ku dir
Kaydka Sawirrada/Ergo Photo | Kaydka Sawirrada/Ergo

Radio Ergo 12 May, 2017 KISMAAYO

 

kumaan dad ah oo isugu jira kuwa abaaraha ka soo barakacay, kuwa ka soo noqday qaxootiga Dhadhaab iyo barakacayaal hore ayaa ku nool xeryaha barakacayaasha ee deegaanka dalxiiska, waxaa dhawaan laga furay xarun caafimaad oo loogu talagalay in lagu xakameeyo cudurka shuban biyoodka oo ka jira magaalada. Jaamac Joofane ayaa soo diray warbixin uu kaga hadlayo.

Leave comment