Qaybtii labaad ee waraysiga wasiiradda gargaarka iyo arrimaha bani'aadanimo ee Soomaaliya

  • +1
  • Daabaco
  • Email ku dir
Wasiiradda Arrimaha Gargaarka Soomaaliya/Maryam Qasim/Sawir/Muxiyadin/Ergo Photo | Wasiiradda Arrimaha Gargaarka Soomaaliya/Maryam Qasim/Sawir/Muxiyadin/Ergo

Radio Ergo 11 May, 2017 NAIROBI

 

Muddoo bil iyo bar ah ayaa ka soo wareegatay, markii ay howlgashay wasaaradda Gargaarka iyo maareynta Musiibooyinka xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, aasaasitaankeeduna waxa uu ku soo beegmay xilli ay xaalad bani’aadannimo oo adag oo ay abaaruhu keeneen ay dalka ka jirto. Haddaba waxaa ku soo dhowaataan qaybtii labad ee waraysi aan la yeelanay Drs. Maryan Qaasimo, waxayna qabytaan kaga hadlaysaa sida beeralayda abaartu soo barakicisay loogu caawin karo inay dib ugu noqdaan degaanadoodii. Waraysiga waxaa qaaday Cali Nuur Salaad. 

Leave comment