Carruur jadeeco ugu dhimatay xeryaha barakaca ee Baydhabo

  • +1
  • Daabaco
  • Email ku dir
Xabiibo Ibrahim oo ilmo jadeeco kaga dhacday haysata/Sawir/Muxiyadiin/Ergo Photo | Xabiibo Ibrahim oo ilmo jadeeco kaga dhacday haysata/Sawir/Muxiyadiin/Ergo

Radio Ergo 11 May, 2017 BAY

 

Afar iyo toban carruur ah  ayaa u dhimatey cudurka jadeecada oo ka dilaacay magaalada Baydhabo ee gobalka Bay 26ka bishii April, xanuunka ayaa ka dilaacay xeryaha ay ku nool yihiin qoysaska ay abaaraha soo barakiciyeen  ee kuyaalla duleedka koonfureed ee magaalada Baydhabo.

Siday sheegayso wasaaradda caafimaadka ee maamulka Koonfur Galbeed todoba carruur ah oo ka mid ah afar iyo tobanka dhimashada ah waxay ku dhinteen xerada Xaafato, inta kalena xeryaha kale.

Weriyaha Ergo Muxiyadiin Xusni oo warbixintaan soo diray halkaan hoose ka dhegeyso. 

Leave comment