Wejiga Koowaad ee Tallaalka Daacuunka oo lagu soo gebogabeeyay Beydhabo

  • +1
  • Daabaco
  • Email ku dir
Photo | Tallaalka daacuunka wuu ku cusub yahay Soomaaliya/Jaamac Joofane/Ergo Photo | Photo | Tallaalka daacuunka wuu ku cusub yahay Soomaaliya/Jaamac Joofane/Ergo

Radio Ergo 10 May, 2017 BAY

 

218 kun oo qof oo ku  nool magaalada Beydhabo ayaa qaatay tallaalka ka hortagga cudurka daacuunka, waana wejiga koowaad oo la qorsheynayey in lagu tallaalo 224kun oo qof.

3dii bishan may ayaa magaalada Beydhabo looga dhawaaqay oleolaha tallaalkan, wariyaheenna Beydhabo Muxudiin Xusni oo booqday xeryaha barakacayaasha duleedka woqooyin ee Baydhabo ayaa warbixintaan inooga soo diray.

Leave comment