Wareysi: Wasiiradda Gargaarka iyo maareynta musiibooyinka Q1aad

  • +1
  • Daabaco
  • Email ku dir
Mayan Qaasim/ Wasiiradda Gargaarka iyo maareynta Musiibooyinka/ Muxudiin Rooble/ Ergo Photo | Mayan Qaasim/ Wasiiradda Gargaarka iyo maareynta Musiibooyinka/ Muxudiin Rooble/ Ergo

Radio Ergo 10 May, 2017 SOMALIA

 

Muddoo bil iyo bar ah ayaa ka soo wareegatay, markii ay howlgashay wasaaradda Gargaarka iyo maareynta Musiibooyinka xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, aasaasitaankeeduna waxa uu ku soo beegmay xilli ay xaalad bani’aadannimo oo adag ay dalka ka jirto abaarta owgeed, waa maxay kaalinta wasaaraddan, side ayeyna ku qiimeyn lahay xaaladda taagan. wasiiradda wasaaraddan Drs Marayan Qaasim oo Ergo wareysi gaar ah ay la yeelatay ayaa su'aalahaas ka jawaabtay.

Leave comment