Soomaaliya Oo Yeelaneysa Manhaj Waxbarasho Oo Mideysan

  • +1
  • Daabaco
  • Email ku dir
Photo | Kaydka Sawirrada/Ergo Photo | Photo | Kaydka Sawirrada/Ergo

Radio Ergo 10 May, 2017 SOMALIA

 

Ma jirin manhaj mideysan oo lagu saleeysneed waxbarashada Soomaaliya ka jirtay, muddo 26 kabadan, dugsiyada waxbarashada oo intooda badan ah kuwa gaar loo leeyahay ayaa manhaj ahaan u isticmaalo manaahij waddama kale. Wasaaradda Waxbarashada Federaalka ah ee Soomaaliya, wasaaradaha waxbarashada dowlad goboleedyada iyo dalladaha waxbarashada ay ku mideysanyihin dugsiyada ayaa Muqdisho ku kulmay oo markii ugu hooreysay isku raacay hirgelinta manhaj mideysan. Munasar MAxamed Cabdi ayaa warbixintaan inoo soo diray.

Leave comment