Tallaalka jadeecada oo la gaarsiiyay carruurta qoysaska ka barakacay abaarta Mudug

  • +1
  • Daabaco
  • Email ku dir
Kaydka sawirrada/Ergo Photo | Kaydka sawirrada/Ergo

Radio Ergo 08 May, 2017 MUDUG

 

(ERGO) - Wasaarada caafimaadka Galmudug oo kaashanaysa hay’adda UNICEF ayaa markii ugu horaysay talaalka cudurka jadeecada gaarsiiyay deegaano katirsan gobolka Mudug oo horay dhalaanka kunool aysan helin talaalka jadeecada. Lbaatan kun oo carruur ah ayaa ka faa’ideysan wejigaan sida uu warbixintaan inoogu soo diray wariyaheena Jibriil Cusmaan Cilmi.

Leave comment