Dadka ku barakacay Beledweyne oo aan haysan hoy ay ka galaan roobka

  • +1
  • Daabaco
  • Email ku dir
Xero lagu barakacay oo ku taalla Beledweyne/Jamaal Cali/Ergo Photo | Xero lagu barakacay oo ku taalla Beledweyne/Jamaal Cali/Ergo

Radio Ergo 03 May, 2017 BALEDWEYNE

 

Roobabka gu’ga ayaa ka da’aya qeybo ka mid ah Soomaaliya, meelaha uu roobka ka billowday waxaa ka mid ah magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Qoysaska ku jira xeryaha lagu soo barakacay ee magaaladaas ayaan haysan aqallo ay ka galaan roobka.

Dadkaas sida ay xaaladdooda tahay waxaa warbixintan aad hoos ka dhegeysan karto ka diyaariyay weriyaha Ergo ee gobolka Hiiraan Jamaal Cali Yare.

Leave comment