Beledwayne: Dad ka soo barakacay abaaraha oo cunto yari iyo hoy la'aan ka cabanaya

  • +1
  • Daabaco
  • Email ku dir
Kaydka Sawirrada/Ergo Photo | Kaydka Sawirrada/Ergo

Radio Ergo 01 May, 2017 BALEDWEYNE

 

Boqollaal qoys oo ka barakacay abaaraha oo ku sugan xeryo lagu barakacay oo ku yaalla duleedka magaalada Beledwayne ayaa sheegaya inay haysato cunto la'aan iyo hoy-la'aan. Hoos ka dhegeyso warbixin uu noo soo diray weriyaha Ergo Jamaal Cali Cabdi oo arrintan uu ku faahfaahinayo.

Leave comment