Xoolo cudurro ugu dhimanaya deegaanka Ceelguula

  • +1
  • Daabaco
  • Email ku dir


Radio Ergo 04 February, 2016 GAALKACAYO

 

Xoolo-dhaqatada ku nool deegaanka Ceelguula oo 110km koofur kaga beegan magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa xoolahooda saamayn ku yeeshay cudurro, kuwaasoo xoolana ay u dhinteen. Weriyaha Ergo, Maxamed Siciid Soomaali ayaa faahfaahinaya.

Leave comment